DEG DEG: Wasiirkii Warfaafinta Maamulka Koonfur galbeed oo xilka iska casilay

Wasiirkii Warfaafinta Maamulka Koonfur galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkaas ka dib muuqaal uu soo dhigay baraha bulshada. Ilyaas Cali Nuur oo ka hadlayey sababta uu isku casilay ayaa sheegay inuu u dulqaadan waayay gumaadka lagu haayo beeshiisa. Wasiir Ilyaas ayaa xusay in Madaxweyne Laftagareen uu ka diiday inuu xabbadda ka … Continue reading DEG DEG: Wasiirkii Warfaafinta Maamulka Koonfur galbeed oo xilka iska casilay